Customer code of conduct: Somali

Xeerka Anshaxa Macmiilka
Soomaali

Kia ora. Ku soo dhawoow Maktabadaha Magaaladda Christchurch. Waxaan rajeyneynaa inaad ku raaxeysatay waqtigaaga halkaan.

Xaquuqdaada

Waxaad xaq u leedahay:

  • Adeeg saaxibtinimo iyo waxtar leh
  • Laguula dhaqmo si ixtiraamsan
  • Jawi badqab oo soo dhaweyn leh

Jawaabahaaga

Markii aad booqaneysid maktabada

  • Ixtiraam xaquuqaha dadka kale
  • Ula dhaqan shaqaalaha maktabada si ixtiraamsan
  • Ula dhaqan dadka kale si ixtiraamsan
  • Ula dhaqan dhismooyinka maktabada iyo qalabka si daryeel leh

Maktabadaheena waxay halkaan u joogaan raaxada qof walba. Waxaan rabnaa inaan hubino in martida oo dhan ay qaataan waaya aragnimo farxad leh. Haddii aad dooratid inaadan raacin xeerka anshaxa, waxaan ku weydiisan karnaa inaad baxdid.

Waad ku mahadsantahay caawintaada.


Print this page